Faransiiska: Wargeyska Charlie Hebdo

0
421

Cadadkii U Dambeeyay iyo Cinwaankii Dilka Keenay
Cadadkii ugu dambeeyay ee wargeyska ka soo baxa caasimadda Paris, Charlie Hebdo ayaa si toos ah dacaayad ugu sameeyay Muslmiinta Farance. Wargeyska oo ay caado u ahayd  samaynta dhaleecaynta iyo daacayadaha ayaa mar horena aflagaado u geystay Rasuulka Muxamed (scw). Cadadkan ugu danbeeyay ayaa cinwaankiisa waxa ku qoraaa:
Qoraaga Michel Alpek oo saadaaliyay in sanadka 2015 uu waayo doono ilig ka mid ilkihiisa, sanadka 2022 uu soomi doono Bisha Ramadaan. Taasi oo uu ula jeeday sida ay dad badani ugu biiriyaan Islaamka dalka Farance. Wargeyska aya kiciyay dareenka dad badan oo muslmiin ah.
Qoraalka Michel aya wargeysku ku bilaabay Islaaminimada Farance ee sanadka 2022 taasi oo uu saadaaliyay inay madaxtinimada qabanayo madaxweyne Muslmi ah.  Wakhtigaasi oo ah marka uu dhamaanayo muddo xilkeedka labaad ee Madaxweynaha hantiwadaaga ah ee xilka haya Farance Alan. Iyadoo wakhtigaasi laga yaabo inuu ku guulaysto mid ka mid ah madaxda muslmiinta oo ah qoraaga Maxamed Cabas ka dib marka uu taageero ka helo xisbiyada dhinaca bidix iyo midig si isku mid ah isagoo hore ugaga guulaystay hogaaminta xisbiga Marin Lopin oo la tartamaysay. Wargeyska aya hanjabaad ku yimaadeen iyo inay joojiso dacaayadaha. Madaxada Wargeyska ayaa sheegay inay dhowaan khasaareen 30 kun oo nuqul.
 
 

Leave a Reply