Xaqiiqada Badda Dhimatay

0
564

Waayadii hore waxa loo yaqaanay badda Luud waana barta ugu qotinka dheer ee dhulka oo dhan. Waxayna ka hoosaysa heerka badda 417 mitir sida ay cadaysay cabir qiyaaseed culimadu ka qaaday sanadkii 2003. Baddan ayaa ku taalla dalalka Jordan iyo Falastiin dhexdooda.  Sababta loogu bixiyay badda dhimatay ayaa ah iyadoo aanu ku noolayn wax xayawaan ahi gudaheeda sida Kaluunka, biyaheeda milixdu ku badan tahay awgeed.  Waxaana la sheegay inay tahay goobtii lagu halaagay Reer Qawm Luud.

Leave a Reply