Gaadhi Dhinac Kasta U Socon Kara

0
408

Gaadhi laba weji leh ayaa muran iyo buuq ka dhaliyay dalka Sacuudiga. Gaadhigan oo dhinac kasta loo kaxayn karo, iyadoo aan loo baahnayn in la adeegsado Reefaska la isticmaalo marka ay baabuurtu dib u baxayso. Ciidanka amaanka wadooyinka iyo muwaadiniinta Sacuudiga ayaa sheegay in gaaadhigani uu keenayo in shilalku bataan oo aan la garan Karin dariiqa iyo haadka uu marayo, taasi oo keenaysa shilal badan oo halis ahi inay dhacaan.

Leave a Reply