Ruushka : Tuug Goobtii U Xadayay Ku Miyir Beelay

0
434

Dalka Ruushka tuug ayaa isku deyay inuu dukaan lagu iibiyo khamriga ka xado quraarado khamri ah. Tuugan ayay ku dhacday arin yaab leh, markii ninkani  ka doortay saddex quraaradood oo waaweyn oo khamri ah mafrashka ay saaraayeen, isla markaana doonayay inuu ka tago ayay nasiib darro quraaradihii mafrishka ku soo daateen taasi oo keentay inuu goobta ku miyir beelo oo dhakhtar loo cararo.
 

Leave a Reply