Maxaad Ka Taqaanaa 10 Diyaaradood Ee Ugu Khatarsan Diyaaradaha Dagaalka ?

0
372

9: MiG-35:waa diyaarad aad u dheeraysa oo inta badan ka qayb qaadata dagaalada kala duwan,iyada oo ah nooca cusub ee loo yaqaano fourth Generation-ka,iyada oo loo sameeyey qaabab cusub oo ay ku beegsan karto meel kasta oo loo qoondeeyo inay weerar ku qaado.
Waa diyaarad meelo badan wax ka weerari karta,iyada oo daruuraha ka saraysa ayaanay halkay doonto wax ka toogan kartaa,sidoo kalena waxay lee dahay qalab Laser ah oo ka difaacaaya waxyaalaha lagu soo rido,waxaanay ka qayb qaadataa weerarada ciidamada dhulku ay wadaan.
10:Jian-10:waa diyaarad lagu sameeyey dalkaasi Chine,waana mid kamid ah diyaaradaha ay isticmaalaan ciidamada dalkaasi ee Cirku,waa diyaarad aad u gaashaaman,taas oo lagu rakibay qalab kala duwan.
Diyaaradan oo ah diyaarada ugu dambaysa diyaaradaha aynu soo qaadanay ee khatarta ku ah dagaaladu,waxay lee dahay sidoo kale magac kale oo loo yaqaano waana Dragon Awful,waxaana lagu sameeyey wershedo ay lee yihiin ciidamada cirka Chine.
Diyaaradan ayaa qaadi karta 11 gantaal oo culayskoodu yahay 6,000 KG,kuwaas oo ay ku weerari karto meelo kala duwan,iyada oo mar keliyaata wada dili karta 11 shay oo kala duwan,waxaana loogu talo galay inay cirka waxyaalaha maraayana weerari karto hoosta oo dhulka ahna weerari karto.
 

Leave a Reply