Yemen: Fallaagada Xuutiyiinta oo ku Dhawaaqay inay Qabsadeen Xukunkii

0
357

wareegeen dawladii, ayna kala direen baarlamaankii.
Dhaqdhaqaaqa  fallaagada  shiicada Yemen ayaa ku dhawaaqay in ay  la Kooxda ayaa hadal ay ka sii daayeen  telefishanka waxa ay ku sheegeen inuu gole ka kooban shan xubnood ay mateli doonaan Madaxweynaha  xilli ku meelgaadha ah.
Kooxda ayaa awooda caasimada Sanca  qabsaday bishii Sebtembar, waxaanay ku qasbeen inuu iscasilo madaxweyne Abed Rabbo Mansour Hadi bishii  January.
Dhawaaqan ayaa imanaya kadib markii uu guuldaraystay heshiis nabadeed oo ay waday Qm.

Leave a Reply