China: Hilibka Dameeraha Faashka Lagu Dilo

0
377

Dalka Shiinaha badhtamaha suuqyada hilibka ayuu lagu soo iibiya hilibka Dameeraha. Iyadoo macmiisha iyo dadka iibsanaya kalsooni la siinayo loona muujinayo inuu daray yahay ayaa hortooda dameerka Faash lagu dilaa isla markaana hilibkiisa lagu jarjaraa. Hilibkan ayay hiliblayaashu ku iibiyaan qiime sare iyagoo sheegaya inuu yahay mid daray ah ooaan haba yaraate talaajad aan la gelin. Warbaahinta dunida ayaa soo bandhigtay Dameerahan oo si argagax leh loo dilayo oon naxariis lahayn, iyagoo noolna Faash lala dhacayo.
 
 

Leave a Reply