Haddii Ninku Dhinto Gabadhana waa Lala Aasayay

0
307

Culimada baadha aasaarta qadiimiga ah ayaa sheegay inay ka heleen Giriiga xabaal ku taalla lafo muujinaya gabadh iyo nin mar lagu wada aasay. Baadhayaasha ayaa sheegay inay u muuqato in mar la wada dilay ama ay ahayd in ninka iyo gabadhiisa hadii uu ninku dhinto in lala aaso gabadha, dhaqankaasi oo ilaa wakhtigan ka jira meelo Hindiya ka mid ah. Waxaana baadhistu muujisay in mudada lafahaasi jireen lagu qiyaasay 5800 sano. Madaxa baadhayaasha ayaa sheegay in Lafahan la helay 2013 , laakiin ilaa mudadaasi ay ku socotay baadhis taasi oo la soo gebagebeyay todobaadkan.   ( Kyoumnewspaper   14/02/2015).
 

Leave a Reply