Ingriiska : Baabuurta Aan Lahayn Darawalka

0
330

Xukuumadda Ingriiska ayaa ogolaatay Arbacdii Todobadkii hore in qaybo ka mid London iyo magaalooyin kale lagu wadan karo baabuurta aan cidi wadin.  Xukuumadda ayaa sheegtay in baaburtan aanay sharci u lahayn inay maraan meel ka baxsan goobaha loo ogol yahay.  Xukuumadda ayaa mashruucan ku bixisay 19 Malyuun oo Giniga Ingriiska ah iyadoo wakhtigan u diyaarisay inay mustaqbalka ku baxdo lacag dhan 900 Billion oo lacagta Ingriisk aha.

Leave a Reply