Shirkada Apple Oo Kutala Jirta Inay Soo Saarto Gaadhi Ku Shaqeeya Laydhka

0
362

Dunidan aynu ku nool nahay ayaa ah duni maalinba maalinta ka danbaysa ay kusoo badanayso waxyaalaha aadka u layaabka badan inkasta oo anay tani ahayn markii u horaysay ee gaadhi ku shaqeeya laydh ama koronto lagu dhawaaqo in la soo saaro laakiin sharkada Apple oo caan ku ahayd waxyaalaha ka samaysan electaroniga ayaa shaaca ka qaaday inay heshiis ku saabsan soo saarida gaadhi ku shaqeeya laydh ama koronto khubaro ku takhasusay arinkan.
Tan ayaa noqonaysa mid caalamka kusoo biirisa tartan dhex mara sharkadaha ugu dhqaalaha badan aduunka.

Leave a Reply