Weriye soo Xidhay Dirayska Dilka ee Daacish

0
351

Weriyaha  caanka ah ee Masar  Jaabir Qamudi ayaa soo xidhay dirayska ay  Daacish u xidho maxaabiista ay dilayso, markii uu sii daynayay warkii dadkii Masaarida Kiristaanka ah ee lagu laayay Liibiya.
Wariyaha ayaa odhaahdan ka yidhi “ Dilka 21 Masaarida ahi maaha mid ku dhacay Muslimiinta ama Kiristaanka waxa uu ku dhacay dadka Masar.”   Wariyaha ayay wejigiisa ka muuqatay inuu aad u xanaaqsan yahay.
 

Leave a Reply