Maxaabiistii Ruushka ee dagaalkii labaad uu qabtay Jarmalku ayaa ku qoray xusuus qorkiisa, markii sanadku ahaa 1941 ayuu nagu amray sarkaal Jarmal ahi maxaabiistayadii in aanu qodno hogag dhaadheer. Markii aanu dhamaynay ayuu keenay koox maxaabiis Yuhuud ah , markaasi ayuu ku amaray inay ku daataan hoogagii. Waana ay ku daateen. Intaasi ka dib ayuu anaga nagu amaray in aanu ku aasno ciidda iyagoo nool. Markaasi ayaanu diiday arinkaasi foosha xun. Sarkaalkii ayaa ku amray Yuhuuddii inay ka soo baxaan anagana waxa uu nagu faray in aanu ku daadano. Markii aanu hogii ku daadanay ayuu Yuhuuddii yidhi ku aasa iyagoo nool. Waxaynu nagu bilaabeen ciiddi iyagoon waxba aan u arag oo ilaabay abaalkii aanu u galnay. Ilaa ay ciiddu meel kasta naga gashay. Sarakaalkii Jarmalka ah ayaa ku yidhi Yuhuuddii ka joojiya.
Ka dibna soo baxa ayuu nagu yidhi, waanu ka soo baxnay anigoo wada boodh ah ka dibna wuxu nagu yidhi intuu aad dhawaaqay “ waad ogaateen in Yuhuuddu aanay lahayn macruuf iyo saaxiib midna” Sawirka waxa laga qaaday 1941 Yukrain, Markii Hoga la farayay inuu ku dhaco.