Dawlada Giriiga Oo Loogu Daray Muddadii Wadamada Yurub Ay Ku Eekayd Muddadii Daynta Ay Siiyaan

0
402

Baaxaadaga dhaqaalaha dalkaas Giriiga ayaa wadamada Yurub ay usoo gurmadeen iyagoo dayn ay siiyaan dalkaas oo ku eekayd bishan ay dawlada dhawaan dalkaasi xukunkiisa la wareegtay ay soo jeedisay in loogu daro muddo taas oo shir balaadhan oo ka dhacay dalka Denmark ay dawlada Yurub ku kala qaybsameen in muddada loo kordhiyo iyo in kale laakiin ugu danbay dawladaha Yurub ayaa ku heshiiyay in muddo Afar bilood ah loogu daro muddadii daynta la siinaayay dalkaasi taas oo ay ku xidheen foom ay dawladaasi soo buuxiso kaas oo oo ah inay ku soo cadayso waxyaalaha ay ku qabanayso.
Tan ayaa noqonaysa badbaado la badbaadinaayo in saamayn dhaqaale uu ku yeesho wadanka Giriigu dalalka kale ee isticmaala lacagta Euro.

Leave a Reply