Shuruucda Dunida Ee Yaabka Badan

0
450

Sharciga dalka Hindiya ma ogola in la dilo Jiirka haddii aan ogolaansho laga haysan xukuumadda. Dalka Kuriyada waqooyina ma isticmaali kartid Internetka haddii aanad fasax ka qaadan dawladda.  Dalka Kamaruun waxa mamnuuca ah in Tv-ga la daawado wixii ka danbeeya 6 subaxnimo. Dawladda Barma waxa iyana denbi ah inaad ilmahaaga u bixiso magacyada Maxamed, Axmed iyo C/lahi. Maraykanka Haddii gabadhu furto Mobilka ninkeeda waa denbi lagu ciqaabayo sharciga gobolka Montana State ee dalka Maraykanka. Haddii aanad dhergin ma bixinaysid wax lacag ah huteelada ku yaal Denmarka. Sharciga Japan ma ogola in la cabo dareere xata biyaha marka qofku gaadhiga wado.  Holand Gabadhaada ayaa magaca kaa bedeli karta mana diidi kartid.  Haddii miisaankaagu bato waxaad leedahay ciqaab dalka Japan. Dalka Koonfur Africa gabadhaada aya maxkamada ka codsan karta inay doonayso inay ogaato mar kasta halkaad joogto, taasina waxay maxkamadu kugu xukumaysa in lugta lagaaga xidho qalab ay la socon karto marka walba halka aad joogto.

Leave a Reply