Ciidmada Turkiga Oo Qabtay Marakab Qaxooti Siday

0
379

Ciidamada Turkiga ee Xeebaha ayaa rasaas ku furay dooni siday dad muhaajiriin ah si ay u joojiyaan.  Doonidan ayay saaraayeen 337 qof iyagoo badankoodu ahaa Qaxooti Suuriyaan. Qaxootigan ayaa ku socday dalka Talaayinga oo doonayay inay ku galaan sifo aan sharci ahayn.   Rasaasta ayaa ku dhacday qolka laga waday Markabka taasi ayaana keentay inay joogsato.
Dadka rakaabka aha ayay ka mid ahayeen 85 caruur ah iyo 68 dumar ah . Wakaaladda wararka Turkiga ayaa sheegtay inay qaxootigani ku qaylinayeeen ama Talyaaniga ama dhimasho.
 

Leave a Reply