Bakistan oo ku guulaystay inay samaynta dayuurad bilaa duuliye ah

0
377

War cad oo ay soo saareen ciidank Bakistaan ayay ku sheegeen inay ku gulasyteen inay hawada u diraan dayuurad aan duuliye wadin. Bayaanka ayaa intaasi ku daray inay dayuuradaasi weliba xambaartay hubkii.  9509801
Dawladda ayaa shegtay in Dayuurdan loogu talo tala galay inay gantaalo ku garaacdo saldhigyada Al-qaacida iyo Daalibaan eek u teedsan xuduuda waqooyi galbeed ee Afkhansitaan.  Taliyah guud ee Ciidamada bakistaan ayaa isna barta uu ku leeyahay Tutor ku qoray in dayuuradanicusub aya wax weyn ka tari doonto la dagaalnak aragagixisda.

Leave a Reply