Sacuudiga iyo Diidmadiisa Heshiis laga Gaadho Nukiliyarka Iiran

0
339

Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ka digtay heshiis kasta oo laga gaadho barnaamijka hubka nukliyarka ee Iran.
Mid ka mid ah madaxda sare oo ka tirsaan qoyska boqortoyada Sacuudiga ayaa ka digaay hashiis laga gaadho hubka nukliyerka taaso oo sababi karto in dalalka kale ay iyaguna hormariyaan barnaamij nukliyar ah.
Boqor Turki al-Faysal, oo ah madaxa sirdoonka dalkaasi, ayaa BBC-da u sheegay in Sacuudigu ku dadaali doono inuu yeesho xaq la mid ah kan Iran.
Lixda wadan ee aduunka ugu awoodda badan ayaa Iran kula jiro wadahadal la doonayo in lagu soo afjaro barnaamijka nukiliyerka Iran, balse wax horumar ah weli lagama gaadhin.
 
 

Leave a Reply