London: Miino 70 Sano Aasnayd Oo La Ogaaday

0
612

Xaafadda Permondusai ee London ayay ardaydii iyo dadkii ka agdhowaa dugsi halkaasi ku yaalay ay ka yaaceen kana fogaadeen goobtaasi ka dib markii la sheegay in Miino dhererkeedu yahay 1.5 mitir , miisaankeedu yahay 455 kg ay ku aasan tahay. Miinadan ayaa la cadeeyay in la dhigay dagaalkii labaad, taasi oo aasnayd muddo 70 sano ah.

Leave a Reply