Dad Is Shabaha Oo Aan Is Aqoon

0
353

Jhon Jemson oo da’diisu tahay 74 ayaa ka guuray magaaladii uu degnaa isagoo u guuray magaalada Bertins ee dalka Ingriiska, odayga ayay dadka magaaladu aad usoo dhoweeyeen lana sheekaysteen iyagoo aad ugu farxay imaatinkiisa.  Qaarkood ayaa weydiinayay ma nagu soo noqotay? Aad baan ugu faraxsanahay.  Dadka tuulada  ayaa ninkan ku khaldayay , oday maamule ka ahaa dugsiga magaalada oo noqday halwgab da’diisuna ahayd 68 sano.  Ninkan oo lagu magacaabi jiray Richad ayay bulshada degani jeclaayeen.   Labada nin ayaa markii danbe la isugu keenay maagalada waxaana dhacday in mid kasta kana kale la yaabay iyadoo laka saari  kari waayay. Labada sawir  ee hoose labada oday is shabahay.

Leave a Reply