Mucjisada Midabada Jirjirlaaha

0
398

Jirjiroolaha ayaa noqday xayawaan culimada ku riday amankaag, ka dib markii uu midabkiisu isla bedelayo hadba halka uu taagan yahay. Waxaana culimadu mar danbe ogaadeen in jidhkiisu uu ka kooban laba lakab oo kan sare iftiinka ku dhaca meesha uu taagan la qabsanayo taasi oo shabahaysa unuguyad Crystal.
Waxyaabaha lala yaabay ayaa noqday in haddii uu fuushan yahay goob laba midab leh oo qaarkiise sare qayb raacsan yahay, qaarka danbe qaybta kale ay isla markii jidhkiisu samaynayo labada midab ee goobtaasi.
ย 

Leave a Reply