Texas: Lamaane Isku Dilay Abaal Marin Ay Heleen

0
341

Qoys Maraykan ah ayuu muran weyni dhex maray ka dib markii ay ku guulaysteen 500 doller oo bakhtiyaanasiib ay ku heleen. Booliiska gobolka Texax ayaa sheegay in Ambiton oo 48 jir ahayd uu xabad ku dhuftay ninkeed iyagoo ku wada jira qolka hurdada, waxaana soo gaadhay dhawaac halis. Inakstoo ay iyado hadana la soo xidhiidhay booliika degdeg waxase ay ku dhimatay isbitaalka. Afhayeenka booliiska Golphan ayaa sheegay in arinkani uu ka bilawday abaal marinta bakhtiyasiib ay ku guulaysteen oo ay isku qabsadeen isticmaalka lacagta ay heleen.

Leave a Reply