Ingriiska : Ilmo Aan Indho Lahayn Oo Ku Dhashay

0
347

Dalka Ingriiska gabadh dalkaasi u dhalatay ayaa dhashay ilmo aan indho lahayn.  Gabadhan ayaa la sheegay in dhakhaatiirtu u cadeeeyeen  intii ay uurka ku siday waxayna wakhtigaasi kula taliyeen inay ogolaato in laga soo rido.
Gabadhan oo lagu magacaabo Danial Deifes oo 24 sano ayaa ah hoyoo dhashay 3 caruur ayaa diiday arinkaasi. Dhakhaatiirta ayaa sheegay in gabadhani ay ka cabatay xauunka barar maskaxda ah oo ku dhacay markii uurkeedu marayay todobaadkii 21 aad.  Ugu danbasytiina waxay dhashay ilmahan aan indhhaha lahayn.

Leave a Reply