Adeegsiga Caqligu Waxa Xalka Dhibaatada

0
394

Mararka qaarkood waxaan isku daynaa inaan furno albaab, laakiin waan ku fashilanaa, ka dibna xoog ayaan adeegsanaa markaasi ayaan daalnaa oo ku dhibaatoona.  Waxa lagaa yaaba inagoo quusanay inaan xusuusno  in muftaaxa aan u waday dhinicii aan sax ahayn. Ka dibna waxaan u bedelaa dhinaca kale ee saxda ah. Markaasi ayuu si fudud u furmaa, wakhtigaasi ayuu qofku farxaa oo qoslaa. Waxaana uu ku dhawaaqa khalad ayaan samaynayay.  Waxa xusuusta inoo fudadiyay waa caqliga.  Waana sidaasi mushkuladuhu waxa xal u ah caqliga, Maaha xoogga inkasta dhibaatadu ha qara leegaatee.
 

Leave a Reply