Waxyeeladda Buurnida Macmalka

0
402

Waxa uu aha badmareen , aan beebka afkiisa laga waayin. Kaasi oo noqday geesi caan ah . Waxa uu sameeyay inuu isticmaalo mukhaadaaraad iyo jimcsi si ay muruquyadiisu u xoogaystaan laakiin waxa uu gaadhay muruqyo xoogan iyo jidh daciif ah.  Dhakhaatiirta ayaa ka digya mukhaadaraadka farah badan ee loo istcimaalo in muruqyada lagu soo saaro., kuwaasi oo ay sheegeen in wadanaha ay ku adkaanayso inuu dhiigga gaadhsiiyo jidh ka xoog badan inta awoodiisa caadiga ahi ay tahay. Waxa kale oo ay dhakhaatiirtu cadeeyeen in dadkan noocan ahi ay ka cimri gaaban yihiin dadka caadiga ah.bad gym

Leave a Reply