Weli Way Noolayd, Markii La Sheegay Inay Dhimatay

0
393

Helery Weilson oo 41 jir ayaa wadnuhu istaagay wakhtigii ay foolanaysay . Dhakhaatiirta Isbitaalka White Shurch ee magaalada Shropshire ee Ingriiska ayaa sheegay in gabadhan wadanuhu istaagay oo ay dhimatay.  Sida uu daabacay wargeyska Daily Mail. Laakiin sideed daqiiqo ka dib ayuu haddana wadanaheedu dib u sheqeeyay. Arintan ayaa yaab ku noqotay dhakhaatiirta , iyadoo ay arintani muujisay weli dhakhaatiirtu in aanay aqoon ballaadhan u lahayn wadnaha iyo shaqadiisa.  Helery oo 4 maalmood ku jirtya Koomo ayaa markii ay ka soo baxday sheegtay in aanay xusuuusnayn inay uur lahayd, iyo inay dhashay midna. Waxayna sheegtay in aanay garanayn wixii ay ku wada sheekaysnayaaen ehelkood iyo asxaab u timi midkoodna.  Ehelkeeda ayaa sheegay inay ahayd marka horeba mid nool markii ay shegeen dhakhaatiirtu inay dhimatay.

Leave a Reply