Dawladda Aan Carruuri La Noolayn!

0
520

Waxa laga yaab inaad la yaabto inay dunidan jirto dawlad haba yaratee aan maqal dhawaaqa caruurta oo goobta ay ka taliso aanay caruuri ku noolayn. Laakiin waa arrin dhab dawladda keliya ee dunida aan maqal qosolka, oohinta iyo farxadda caruurta waa dawladda Fatikanka ee Talyaaniga ku dhex taalla.
. Sababta ayaa ah iyadoon laga ogolayn goobta ay ka taliyaan in la is guursado. Tirada dadka dawlada fatinka ayaa ah 1000 qof, oo intooda badani ay yihiin wadaado kiristaan ah oo rag iyo dumarba isugu jira, kuwaasi oo sheegay inay naftooda ka xaaraan yeeleen inay guursadaan.

Leave a Reply