Rumaanku Wuxu Yareeya Calaamadaha Gabowga

0
443

Geedka Rumaanka ayaa ka mid ah geedaha qadiimka ah ee laga helo dhulka guudkiisa., waxaana dalal badan oo Carabta ah looga yaqaana geedka jannada.  Baadhis lagu sameeyay ayaa lagu ogaaday inuu yahay  mid qani ku ah Faytamiino badan  oo kor u qaada difaaca qofka isla markaana ka caawiya ka hortegidda xanuunada.  Waxa kale oo ku jira geedkan faytamiino yareeya calaamadaha gabaowga.
Waxa la aaminsan yahay in Rumaanku yahay kuwa ugu wanaagsan geedaha ee  laga helo waxtar dabiici ah. Buurnida iyo subaga oo jidhka ayaa la sheegay iyagana inuu wax weyn ka taro.
 

Leave a Reply