Denmark: Abaal Gud La Siinayo Lamaanaha Ilmo U Dhasho

0
365

Halkudhigga Denmark ayaa noqday “ Sidan u same wanaagga dalkaaga”  iyagoo ujeedadu tahay in lamaanaha lagu dhiirigeliyo inay caruur dhalaan. Dawaldda Denmark ayaa go’aamisay inay qaado olole lagu dhiirigelinayo lamaanaha inay ilmo dhalaan caruur, si dalka looga nabad geliyo dabar go’ dhiac dadka ah oo ku soo fool leh. Denmar ayaa wakhtigan ay dadka gaboobay ka badan yihiin kuwa dhalanaya, taasi oo muujinaysa inuu dabar go’o dhinaca caruurta ah.
Sida lagu daabacay Bogga Iram ee wararka, dawladda Denmar ayaa u balan qaaday inay siinayso abaal marin lamaane kasta oo caruur yeecha. Abaal gudkan ayaa in marka hore la siinayaa qiima dhimis safarada hawada ah. Haddii ay mid labaad dhalaana waxa Hadyad loo siinayaa gaadhi iyo saddex sano oo looga dhigayo bilaash xafaayadaha iyo wixii ilmaha yari u baahan yahay.
 

Leave a Reply