Kaydka Caloosha Ee Maska

0
708

Waxa yaab ku noqotay aqoonyahano  badan ka dib markii ay ogaadeen in Maska ay ku qaadato burburinta cuntada calooshiisa gasha dhawr maalmood.  Waxa sawir X-ray laga qaaday Mas ku nool beer xayawaan oo la siiyay Yaxaas si uu liqo. Sawirka ayaa muujiyay in marka hore uu calaalinayo si inyar yar ah .Laakiin marka uu calooshiisa uu wada gaadho aanay taasi ahayn inuu cunay laakiin uu dhawr maalmood ku qaadnayso so inuu burburiyoo . Mudadaasi ayaa laga yaabaa in aanu Maska wax kale cunin.Sawirak ayaa muujinaya in calooshiisu ay tahay sida makhsin uu ku kaydsanayo raashinka.

Leave a Reply