Shaaha Madoobi Faa’iido Ma U leeyahay Ilakaha?

0
401

Shaaha ayaa noqday sharaabka labaad ee dunida loogu isticmaal badan yahay.  Shaaha madaw ayaa loo adeegsado in kor loogu qaado fejignaanta iyo firfricoonida maskaxda iyo faa’iidoosyin kale oo caafimaad.  Waxa kale oo la sheegay in shaaha madoobi ka hortag u yahay dhiig karka.  Waxa kale oo lagula taliyay dumarka uurka leh iyo qofka isticmaalaya daawooyinka inuu kala tashado dhakhaatiirta qiyaasta isticmaalka  shaaha madaw

Leave a Reply