Magaalada Makka Oo Laga Dhisayo Hudheelka Ugu Weyn Caalamka

0
290

Waxa la filayaa inay magaalada Makka ay noqoto magaalada uu ku yaalo hudheelka adduunka ugu raaxada badani,iyada oo laga dhisaayo halkaasi hudheel dhererkiisu  aad u dheer yahay,dushiisana ay ku yaalaan meelo diyaaraduhu soo fadhiistaan,sidoo kalena dhulka uu ku yaalaa uu yahay 4.6 million square ,kaas oo lamid ah 80 garoon oo kuwa kubada ah ,kuwaas oo ku yaala wadanka Maraykanka.
Dhismahan ayaa waxa qaabeeyey MENA shirkad la yidhaahdo,sidoo kalena hore u qaadatay mshaariic gaadhaysa $3.5 Million oo lacag ah ,taas oo lamid ah ta ku baxaysa hudheelkan oo keliyaata,kuwaasina waxay ahaayeen  kuwo kala duwanaa kana koobnaa dhismeyaal kala duwan..
Hudheelkan ayaa ka koobnaan doona 12 ilaa 44 dhisme oo dhaadheer ,kuwaas oo kuwa lagu sheekaysto ah,sidoo kalena waxa uu ka koobnaan doonaa 10,000 oo qol,sidoo kalena 70 hudheel ayaa kamid ahaan doona iyo meelo boqoradda loogu talo galay oo aad u dhaadheer,iyada oo 10 dhisme oo dhaadheer oo hudheelkaasi ku ooli doonaa ay noqon doonaan kuwo Five stars ah. Waxaanu hudheelkani ku yaalaa meel 2 Km ka baxsan magaalada Mecca.


 

Leave a Reply