Tahriibayaal lagu Qabtay Xeebaha liibiya

0
356

Qaar ka mid ah maraakiibta dagaalka ee dalalka Yurub ayaa lagu amray inay badbaadiyaan tahriibayaal, ku safrayay xeebaha dalka Liibiya oo ku sii jeeday Yurub.
Tahriibayaasha oo la sheegay inay kumannaan gaadhayeen waxa ay ku safrayeen 14 doomood.
Waxaa la qabtay saacado kaddib markii ay ka dhaqaaqeen xeebaha koofureed ee Liibiya.
Doomo ay soo direen tobannaan dal oo Yurub ka mid ah ayaa lagu amray inay badbaadiyaan dad tahriibayaal ah saarnaan 14 doon kuwaas oo isku deyaayay inay Yurub gaadhaan.
Sabtidii, doon buufin ka sameysneyd oo siday inkabadan 100 qof oo badankooda ay ka soo jeedeen Sudan, Eritrea iyo Somaliya ayaa lagu qabtay xeebaha Tripoli.
 

Leave a Reply