Barnaamijyada Halku Dhigiyada Dadka Caajisiinta Ah By admin - June 10, 2015 0 556 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Ka yeel ujeedada noloshaada raaxo iyo nasasho Inta badan iska hurud waayo sariirtu waa boqortooyaddaada Shaqada waa muhiim, laakiin weligaa ha u dhowaan Shaqada aad maanta qaban lahayd saadambe u riix. Shaqo yar qabo.