Mar Kasta Wax Jira Dad Adiga kasii Hooseeya

0
461

Waxay kuwada noolaayeen iyada wiil yar oo ay dhashay makhsin yar oo aan la hayn saqaf  sare. Haddaba Maalin ayuu roob soo da’ay, weli wiilka yari ma arag roob sidan u badan.  Markii uu aad usii batay ayay hooyadi albaabkii guriga soo saartay oo ay wiilkeeda yar hoosta ka galeen.
Wiilka yar ayaa  markii uu roobka qaaday hooyadii ku yidhi “ hooyo dadka faqiirka ee aan lahayn albaab xagee ayay roobka ka galaan ?  Wiilka yari aad ayuu u caqli wanagaasan yahay,  maxaa yeelay wuxu dareemayaa inay jiraan kuwo ka hooseeya.

Leave a Reply