Qiso: Nin Xeelad Ku Guursaday Gabadh Taajir Dhalay

0
410

Nin dhalin yaro ah oo sabool ah ayaa guursaday gabadha uu dhalay hantiilaha Bill Gate. Wiilkan ayaa aabihii u sheegay inuu jecel yahay inuu guursado inanta uu dhalay Bill Gate. Aabihii wuxu markaasi usoo bandhigay inuu iska dhaafo gabadhaasi oo mid kale guursado, laakiin wiilka ayaa sheegay inuu doonayo gabadhaasi oo keliya.
Bill Gate waa ninka dunida ugu taajirsan. Aabihii ayaa Bill gate u tegay oo u sheegay in gabadhiisa u hayo nin wanaagsan oo ah ku xigeenka banigaga aduunka. Maamulaha baanka ayuu isagana u sheegay inuu ninkaasi u magacaabo ku xigeenka Baanka. Maamulaha baanka ayaa markii hore aan aqbalin laakiin markii u sheegay inuu qabo inanta Bill gate ayuu jagadaasi si degdeg ah ugu agacaabay.

Leave a Reply