Madaxweynaha Turkiga oo hadyad siiyay qoys Jabuutiyaan ah

0
363

Madaxweynaha Turkiga Rajab dayib Awrdagan ayaa hadyad ahaan u siiyay nin u dhashay dalka Jabuuti oo lagu magacaabo C/risaq Dayam iyo gabadhiisa Caa’isha Axmed Dahab qiimihiisu dhan yahay 3 kun liiraha Turkriga oo dhiganata 1100 Doller.
Aabaha qoyska ayaa sheegay in hadyadani ka danbaysay markii Awrdagaan yimi Jabuuti inuu u sheegay in gabadhiisa oo wakhtigaasi uur lahayd haddii ay wiil dhasho u bixin doono Awrdagan. Laakiin arinkaasi wuu iga diiayay waxaan uu iag codsaday inayaa u bixyo Cumar/Cali . Qoyska aya soo jeedinta Awrdagaan qaatay iyagoo willkii u dhashay u bixya maccaasi uu xulay madaxweynaha Turkigu.
Hadyadan ayuu soo gaadhsiiyay qoyska safiirka Turkiga u fadhiya Jabuutiuu.

Leave a Reply