Oday 130 Jir Ah Oo Baarlamaan U Codeeyay

0
377

Dalka Turkiga doorashadii  baarlamanka ee todobaadkan dhacday waxa dadkii codeeyay ka mid ah oday 130 jir ah. Odaygan oo lagu magacaabo Muxamed  Isni ayaa ka codeeyay magaalada Irwa ee koonfur Turkiga.
Odayga ayaa codka siiyay xubno uu awoow u yahay oo doorashada ku  tartamayay. Cod bixiye Mr.Isni ayaa sheegay inuu muujinayo in doorashooyinku yihiin muhiim iyo weliba kuwo nabadda dhisa kana qayb qaata.

Leave a Reply