Dalxiiska Kenya oo Hoos u Dhacay

0
350

Tirada dalxiisayaasha booqda Kenya ayaa hoos u dhacay 25 boqolkiiba shantii bil ee ugu horeeyay sanadkan. Guddiga dalxiiska Kenya ayaa sheegay in dalxiisayaasha Britain ay yihiin kuwa aadka hoos ugu dhacay.
Dalxiiska oo ah waxa labaad ee ugu weyn wadanka oo wax ay ka soo galaan marka laga reebo shaaha ayey aad u dhaawaceen weerarada xagjiriinta. Waxayna Kenya sheegtay inay kordhineyso qarashka ay ku bixiso ammaanka si ay uga dhaadhiciso dalxiisayaasha shisheeye inay soo laabtaan.

Leave a Reply