Dhaqanka Hogaamiye Keligii Taliye Ah

0
342

Wakaaladda wararka Kuuriya ayaa soo bandhigtay sawiro muujinaya saraakiisha Akaadamiyadda ciidanka ee dalkaasi oo ku qoslaya hogaamiyaha  Keim Jong ka dib markii uu halkaasi booqasho ku tegay.
Sawirka ayaa muujinaya laba askari oo ka danbeeyay hogaamiyaha oo qoslaya, laakiin nasiibkooda isaga laftiisa ayaa qoslay taasi oo keenaysa in aanu tallaabo ka qaadin kuwa qoslaya. Wargeyska Daily mail oo daabacay warkan ayaa sheegay in aan la garanayn sababta qosolka hogaamiyaha, iyadoo muddo yar laga joogo markii uu caasimadda dalkaasi ee Biyonyang uu ku gubtay Huteel caan ahaa.

Leave a Reply