Labada Ey Ayaa Isku deyay Inay toosiyaan Maydkeedii

0
436

Maydka gabadh Ingriis ah ayaa laga helay gurigeeda ka dib markii ay qaadatay daroogo xad dhaaf ah.
Saaxiibada gabadhan oo 61 jir ah laguna magacaabi Neuilly Baineham ayaa sheegay inay maydkeeda ka heleen gurigeeda oo ku yallay Winchester.
Labada Eye e ay lahayd ayaa isku deyay inay hurdada ka toosiyaan gabdhan, laakiin way toosi weyday. Sida lagu daabacay wargeyska Daily Mail ilaa hadda lama xaqiijin sababta dhabta ee dhimasheeda waxase loo malaynaya inay qaadatay daroogo xad dhaaf  ah.
Labada Ey ayaa joojin waayay qaylada iyo cida ka dib markii ay soo kici weyday taasi oo keentay in guriga baadhis lagu sameeyo maalmo ka dib.

Leave a Reply