Habeen Ka KHayr Badan Kun Bilood

0
513

Rasuulka Allah (scw) wuxu xadiis ku yidhi:”  Salaad waxa ugu ajara badan Allah agtiisa, salaad subax oo maalin Jimce ah”. Albaani ayaa xadiiskan ku tasxiixiyay.
Habeenka Laylatul qadriga, waaa habeen ka khayr badan kun bilood, qofkaasi habeenkaasi dhaafana waa qof  khayr badni dhaafay.
Malakul Jabriil iyo Rasuulka Allah (scw) ayaa Quraanka Wada subicin Bisha Ramadaan Wakhktiga habeenkii.
Allah ayaana u dooray , Waxayna muujinaysa in Habeenkii Quraanka oo la Akhriyo uu yahay in arrimaha camalada.Nin Salafkii Ka Mid ah ayaa Nin kale Ku yidhi awood uma lihi inaan habeenkii tooso oo tukado. Waxaana ugu Jawaabay  dunuubtaada ayaa kuu diiday.  Ramadaan tobankan aynu ku jiraa waa habeenadii dadka cabsida leh. Dadka sabirka leh iyo kuwa u khushuucsan Allah dartiisa.

Leave a Reply