Qaza oo ay ka Dhaceen 5 Qarax

0
312

Ugu yaraan shan qarax oo isku mar ka dhacay Qaza ayaa burburiyay baabuur ay saaraayeen dad ka tirsan Xamas iyo Islamic Jihad. Ma cada cida weerarka ka danbaysay.
Laakiin dadka ka faalooda arrimahan ayaa sheegaya in looga shakisan yahay koox mayal adag oo ka soo horjeeda Xamaas.
Weerarka baabuurta ayaa ka dhacay meel ay Xamaas goor dhawayd ku dishay qof taageersan kooxda Daacish.
 
 

Leave a Reply