Gaadhiga Qiimihiisu Yahay 7 Malyuun Dollar

0
285

Gaadhiga nooca Bugatti Veyrons noocii ugu danbeeyay ayaa lagu soo bandhigay macradada gaadiidka ee caalmaiga ah, isagoo qiimihiisu joogo lacag dhan 3.5 Ginni ingriiska am  7 malyuun oo doller.
 
Waxaana la sheegay in gaadhigani xawaarihiisu uu gaadhayo inuu saacadii jaro 420 Km. Waana gaadhiga ugu dheereeya wakhtigan.
 
Tirada wakhtigan la soo saaray ayaa ah 300 baabuur oo keliya. Waxaana uu bisha August ee soo socota ka bilaabmi doona iibka gaadhiga ugu horeeya ee noociisu  yahay Bugatti Veyrons  2006, gobolka Califorinaya ee dalka Maraykanka.

Leave a Reply