Sharci Yaab leh: Qofka Dhinta Waa La Ciqaabayaa

0
314

Duqa magaalada Sarburins ee dalka Faransiiska ayaa soo saaray amar ah in aanay dhiman dadka aan haysan xabaalo lagu aaso oo tuulada ku yaala.
Duqa ayaa sheegay in Qofa amarkan u hogaansami waaya ee gees mara sharciga lagu qaadi doono lana ciqaabi doono.
Arrinkan ayaa noqday mid yaab leh, waayo waxa la garan waayay sida qofku dhimashada isaga ilaalin karo iyo  ganaaxa ama ciqaabta la marinyo marka uu dhinto. Waana dhaqan ay leeyihiin dadka ka madhan akhlaaqda aadamiga.

Leave a Reply