Kulanka Obama iyo Buhari ee Washtington

0
425

Labada madaxweyne ayaa  la filayaa in ay kulankoodkan Washigton kaga  wadhadlaan xidhiidhka labada dal ee dhanka dhaqaalaha, dib u habeynta laamaha dowladda iyo la dagaallanka musuq-maasuqa ku baahay dalka Neyjeeriya.
Booqashada madaxweynaha Neyjeeriya Mohamed Buhari ee magaalada Washington oo qaadan doona muddo afar maalmood ah ayaa ah tii ugu horreysay ee uu Mareykanka ku yimaado tan iyo markii xilka loo doortay bishii March ee sanadkan.

Leave a Reply