Wiilkeeda Ayay Laba Hablood U Aroostay

0
309

Hooyo u dhalatay dalka Urudun ayaa wiilkeeda keliya ee ay dhashay habeenkii keliya u wada aroostay laba hablood. Arooska ay hooyadani samaysay ayaa dad badan ku noqday mid yaab leh waxayna sheegtay inay doonayso in wiilkeedu haddii Allah siiyo uu yeesho ubad badan oo ka hadha madaama uu keligii yahay.
 
Wiilka iyo labada hablood ee mar lawada aroosay ayaa iyana sheegay inay ku qanacsan yihiin arooskooda, ugana mahad celiyay hooyadood sida wanaagsan ee ay hawsha u fulisay.
 

Leave a Reply