Ey loo Xidhay Saacado Qaaliya

0
407

Wiilka uu dhalay maalqabeenka Shiinaha  ugu qanisan ayaa Eygiisa u iibiyay laba saacadood oo ugu xidhay labada dhudhun. Saacadahan ayaa ah nooca qaaliga ah ee Apple isla markaana ah dahab. Wiilkan oo lagu magacaabo Wang ayaa sheegay inuu markii hore doonayay inuu Eyga ugu xidhi afartiisa dhudhun saacado laakiin uu haddana arinkaasi ku soo koobsaday inuu u xidho oo keliya laba saacadod oo ah nooca smart watch loo yaqaan oo qiimahoodu dhan yahay 14 kun doller.
Wiilkan Xoolaha aabihii ayaa leh ah madax shirkad Real Estate Group iyadoo hantida uu haysto lagu qiyaasay lacag dhan 24 billioner oo doller.

Leave a Reply