Urur Sheegtay Weerarkii Sucuudiga Ka Dhacay

0
313

Urur hor leh ayaa sheegtay inuu fuliyay  weerarkii ka dhacay Sucuudiga.
Weerarkaas ayaa ka dhacay masaajid ay ku tukadaan ciidamada ammaanka ee dalka Sucuudigu.
Ururkan oo Daacish bahwadaaga la ah, ayaa garabkiisa  gobolka Xijaas ee dalka Sucuudiga sheegtay mas’uuliyadda weerarkaasi, kaasoo sheegashadiisa soo dhigay boggiisa Twitter-ka.
Qofka isa soo miidaamiyey ayaa weerarka ka fuliyey masaajid ku yaalla magaalada Abha oo ku taalla koonfurta dalka Sucuudiga oo u dhow xuduudka uu Sucuudigu la wadaago dalka uu dagaalku ka socdo ee Yaman.
Ururkan ayaa wacad ku maray in uu sii wadi doono weerarada uu ku qaadayo waxa uu ugu yeedhay dadka khiyaamadda ku sameeyey dalalka ku laalla gacan Carbeed.

Leave a Reply