Xulo Ereyada Odhaahdu, Waa Tan Saamaynta Keenta!

0
286

Markii uu Macalinku is taagay ardayda hortooda ayuu ku yidhi “ Badhkiin waa kuwo caqli badan” , isla markiiba ardayda ayaa dhamaantood wada qoslay oo farxay, waxayna dareemeen niyad sami iyo guul.
Markii uu macalinkaasi ka baxay ayuu soo galay macalinkii labaad, waxaana uu ku yidhi isagoo hor taagan ardaydiisa “ Badhkiin Maaha kuwo caqli badan oo waxa fahmaya”. Ardayda dhamaantood way cadhoodeen ,waxayna dhaliileen hab dhaqanka macalinka.
Labada macalin waxay adeegsadeen erayo isku macno ah, laakiin qaabka dhowaaqa ayaa kala duwan, taasi ayaana keentay farxadda iyo cadhada. Haddaba baro sida aad u adeegsan karto kelmad faa’iido leh oo dadka farax gelinaysa.
Badhkiin Maaha ku caqli badan = Badhkiin way caqli badan yihiin.

Leave a Reply