Xayawaanku waxay Ka samaystaan Dalaayado Kulaylka Iyo Roobka

0
293

Culimada baadha nolosha xayawaanada iyo hababka noloshooda ayaa cadeeyay inay xayawaanada kala duwan ka samaystaan kulaylka cadceedda iyo roobka dalaayado ay ku hoos gabadaan. Xayawaanadan oo aad u kala duwan ayay qaarkood caleemaha dhirta ka samaystaan , halka kuwo kale ay iyagu sameeyaan xuubab u gaar ah oo ka celiya. Xayawaanada waaweyn ee godadka iyo dhirta gala kuma jiraan. Raha ayaa isugu caleemaha geedaha ee ku haboon ka dhigta mid uu kaga gabado kulaylka cadceeda iyo roobka. Iyagoo shimbiruhuna ay sidaasi si la mid ah u isticmaalaan caleemaha geedaha.

Leave a Reply